13 November, 2024 waxa inaga xiga muddo aad u kooban. Shacab waynaha codbxiyaayasha ahii waxay u dareeri doonan goobaha codbixinta, waxana so dhawow malintii aad gacantiina ku dooran lahaydeen cida aad la rabtaan inay idin hogamiso shanta sanno ee soo socota.
Wadankasta oo calamka kamid ah waxa laga qaada doorosho hor dhac ah oo saxafada madaniga ahii ku waydiiso muwadiniinta codbixiyasha ah cida ay u codayn doonan doorashda. Sii loo helo xog hor u dhac ah iyo Murashaxa ay u badan ahay inuu wadankaasi madaxwayne ka noqdo.
Si lamid ah wadamada calamka waxanu waydiinayna dadwaynaha reer Somaliland inay nala wadaagan murashaxa ay doonayan inay u codeeyan 13 November, haddi Eebbe idmo.
Fadlan buuxi form-ka ku lifaaqan qoralkan oo nala wadaag cida aad u codanayn doontid doorashada madaxtooyada somaliland




