0 Comment
Doorashadu waa udub aasas u ah jirtanka hab dawladeed oo ku dhisan rabbitanka bulsho meel ku wada nool. Waa seeska iyo asaaska dumuqradiyadeed ee ay bulashadu ku doortato hogamiyaha ay u malaynayan inuu hogamin karo wadankooda. Iyaga oo ka eegaya dhinacyo badan oo ay ka mid yihiin Aqoonta uu murashaxuu u leeyahay, kobaca dhaqalaha, shaqo... Read More




